Siyaasada Dibeda

Siyaasada Dibeda
1) Ku dhaqmida & dhowrista sharuucda Qaramada midoobay, Midowga Africa, Jimciyada Carabta, IGAD & ururadda kale ee sharciga ah oo ka howlgala geeska Africa.
2) Ixiraamida & dhowrista nabadgalyada & jiritaanka wadamada deriska, dawladaha afrika & dawladaha dunida.
3) Fikir & Siyaasad wadaag lalayeesho xisbiyada bulshada demoqraadiga ah ee ka jira waqooyiga yurub.
4) Taageerida sharuucda caalamiga ee lidka ku ah xagjirnimada nooc kasta ay tahay.

Scroll to Top