Dhaqaalaha

Dhaqaalaha
1) Dhiirigelinta Ganacsiga xorta ah & maalgashiga .
2) Xoojinta Canshuuraha qaranka.
3) Baarista, Soosaarista & qaybsiga kheyraadka dabiiciga ayna ka midyihiin tamarta qoraxda & dabaysha laga dhaliyo.
4) Ganacsiga, warshadaha, ilaalinta suuqyada & sicirka lacagta & kaabayaasha dhaqaalaha.
5) Sare u qaadida Dalxiiska & ilaalinta baya’dda.
6) Horumarinta beeraha & xoolaha nool ay ka midyihiin kalluunka & digaaga.

Scroll to Top