Siyaasada Gudaha

Siyaasada Gudaha
1) Dowlad Federaal ah ama dawlad dhexe oo awodaheeda baahisa ilaa heer degmo.
2) Nidaamka Axsaabta badan.
3) Doorashooyin xaq ah oo si xor ah u dhaca.
4) Nabadeyn & wadahadal dhexmarta bulshada & qaybaha siyaasada ee kala fikirka ah.

Scroll to Top