The 11th SSUP National Congress in Mogadishu Somalia

OGAYSIIS-Shirweynaha 11ad Qaran ee Xisbiga SSUP 20 Marso 2025
……………………………………………………………………………………….
Hoggaanka ku-meel-gaarka ah ee Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed (SSUP) waxa uu martiqaad u fidinayaa wakiillada xisbiga SSUP si ay uga qeyb galaan Shirweynaha Qaran ee Xisbiga, kaas oo la qaban doono 20-ka Maarso 2025 Hotelka Royal Palace, Degmada Cabdicasiis, Muqdisho. Saacada 09.00 Subax – 18.00 mqr
Mawduuca Shirweynaha:
Qaran iyo qabiil isma Qaadi Karaan
Ajandaha Shirweynaha:
1️. Ansixinta Dastuurka Xisbiga
2️. Oggolaanshaha Hoggaanka Xisbiga
3️. Oggolaanshaha Astaamaha Xisbiga
4️.Ansixinta Barnaamijka Siyaasadeed ee Xisbiga
Dhammaan xubnaha Xisbiga soo dhawaada!
ANNOUNCEMENT 
 
The 11 National Congress of the Party
 
The interim leadership of the Somali Social Unity Party (SSUP) would like to invite party delegates to participate in the forthcoming National Congress of the Party, which will be held on 20th March 2025 at the Royal Palace Hotel, Abdiaziz District, Mogadishu. Time: 09.00am – 18.00pm
The theme for the Congress is
Nation Building and Tribalism can’t Work Together.
The agenda will be;
(1) Adoption of the Party Constitution
(2) Approval of the Party Leadership
(3) Approval of the party emblems
(4) Adoption time of the Party Manifesto
All are welcome!

Share-Dheh

Scroll to Top
Scroll to Top