Author name: admin

The 11th SSUP National Congress in Mogadishu Somalia

OGAYSIIS-Shirweynaha 11ad Qaran ee Xisbiga SSUP 20 Marso 2025……………………………………………………………………………………….Hoggaanka ku-meel-gaarka ah ee Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed (SSUP) waxa uu martiqaad u fidinayaa wakiillada xisbiga SSUP si ay uga qeyb galaan Shirweynaha Qaran ee Xisbiga, kaas oo la qaban doono 20-ka Maarso 2025 Hotelka Royal Palace, Degmada Cabdicasiis, Muqdisho. Saacada 09.00 Subax – 18.00 mqrMawduuca Shirweynaha:Qaran […]

The 11th SSUP National Congress in Mogadishu Somalia Read More »

Ololaha Dawlad-Wanaagga 2019-12-06

Ololaha Dawlad-Wanaagga 2019-12-06 Dhisida Golaha degaanka Gobolka Banadir ee Xisbiga SSUP iyo Doorashadii Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magalada Muqdisho ee Xisbiga.SSUP. Shadow-Government (U Diyaar garow Hogaan Dawladnimo) 2020/2021 Waxaa manta taariikhdu tahay 2019-12-06 Xisbiga SSUP bilaabay Ololihii soo dhisida Golaha degaanka Gobolka Banadir islamarkaasna sidii loo soo dooran lahaa Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa

Ololaha Dawlad-Wanaagga 2019-12-06 Read More »

Scroll to Top
Scroll to Top