6uese

Ololaha Dawlad-Wanaagga 2021-2025

U Diyaar-garowga sanadka Cusub 2021 iyo dar-dar geelinta Ololaha Dawlad-Wanaagga. Waxaa maanta oo Arbaco ah. 16-12-2020 kulan yeeshay Gudoomiyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Xisbiga SSUP iyo Gudomiyaha guud Xisbiga SSUP Mudane Yaasin Maaxi si loo der-der gelyo howlaha shaqo ee Xisbiga SSUP Sanadah Cusub 2021-2025 ee soo socda . Kulanka waxaa marti ku ahaa @Daud …

Ololaha Dawlad-Wanaagga 2021-2025 Read More »

Ololaha Dawlad-Wanaagga 2019-12-06

Ololaha Dawlad-Wanaagga 2019-12-06 Dhisida Golaha degaanka Gobolka Banadir ee Xisbiga SSUP iyo Doorashadii Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magalada Muqdisho ee Xisbiga.SSUP. Shadow-Government (U Diyaar garow Hogaan Dawladnimo) 2020/2021 Waxaa manta taariikhdu tahay 2019-12-06 Xisbiga SSUP bilaabay Ololihii soo dhisida Golaha degaanka Gobolka Banadir islamarkaasna sidii loo soo dooran lahaa Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa …

Ololaha Dawlad-Wanaagga 2019-12-06 Read More »

Scroll to Top